War Saxaafadeed
War Saxaafadeed: Qaraxii maqaayada Luul Yemeni ee degmada Xamar Jajab
Xisbiga Qaransoor wuxuu tacsi u dirayaa dhammaan umada Soomaaliyeed, ehelada iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen illaahay ha u naxariistee dadkii ku geeriyooday qaraxii xalay ka
WAR SAXAAFADEED “Waa nasiib xumo in dhiig la daadiyo.”
Innaalillaah waa innaa illaahay raajucuun – illaahay ha u naxariisto dhammaan ehelada iyo qaraabada ay ka geeriyoodeen wiilashii Soomaaliyeed ee ku geeriyooaday iska hor imaadka
War saxafadeed: DIGNIIN iyo talo soo jeedin
Xisbiga Qaransoor wuxuu walaac badan ka muujinayaa banaan baxa lagu dhawaaqay oo ka dhacaya magaalada Muqdisho, iyada oo dadweynaha ay iskugu imaanayaan Taalaada Daljirka Dahsoon
War Saxaafeed: Khilaafka doorashada – 2021
Xisbiga Qaransoor wuxuu soo dhoweynayaa dadaalada ay sameeyeen madaxda dalka si loo gaaro heshiis doorasho. Wadahadalladii ugu dambeeyay ee lagu qabtay Dhuusamareeb (1-6 Febraayo) horumar
War saxafadeed: Dagaalka Balad Xaawo
War saxafadeed: Dagaalka Balad Xaawo Xisbiga Qaransoor wuxuu boggaadinaya dadaalladii ciidamadda iyo saraakiishi dawladda ay kaga guuleysteen ciidamadda nabad diidka ah ee hoostaga dalal shisheeye.
Xuquuqda Dhalinyartu Waa in La Dhawraa
Shirka ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Maamulada Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirkaas
Xisbiga Qaransoor Wuu Soo Dhaweeynayaa Heshiiska ay DF iyo Dawladd Gobolleedyada ay ka Gaadheen Arrimaha doorashooyinka 2020/21
Xisbiga Qaransoor isagoo tixraacaya war-saxaafadeedka laga soo saaray qaabka doorasho ee uu dalka gali doono, wuxuu taageeraya nidaamka “Ergo Deeggan doorasho” ee lagu heshiiyay. Hannaanka
“Cadawgeenna iyo Halgankeenna”
Dhibaatooyinka joogtada ah ee bulshada dhex taagan marwalba waxaa la sheega inay ka danbeeyan cadaw ku dhex jira bulshada oo khilaafadkan ay dani weyn ugu
Xil Magacaabis: Madaxa Siyaasada Arrimaha Gudaha
Xisbiga Qaransoor wuxuu maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 09.08.2020 xil u magacaabay Jibriil Maxamed Axmed oo noqon doona Madaxa Siyaasada Arrimaha Gudaha ee
Xisbiga Qaransoor Wuxuu Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaa Dhammaan Ummada Soomaaliyeed iyo Ehelada iyo Qaraabada ay Ka Geeriyootay Illaahay Ha u Naxariistee Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe
Dr. Xaawa Cabdi Dhiblaawe, waxay ahayd Soomaali u ololeyneysay xuquuqda dadka, qareen, iyo dhakhtar. Waa aasaasaha Xarunta Caafimaad ee Hooyada iyo Dhallaanka iyo hay’adda Doctor